Madaxweyne Deni oo Warbixin ka dhageestay Guddi uu shaqo muhiim ah u diray (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Guddiga Dhismaha ee Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo, oo Madaxweynuhu dhowaan ku dhawaaqay in sanadka inta ka hartay la gaarsiinayo magaalada Hadaaftimo. Madaxweynaha ayaa Guddiga ka dhegaystay warbixinta heerarka kala duwan ee dhismaha Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo soo martay, meesha ay hadda marayso iyo baahiyaha ku gaadaaman. Wuxuuna Madaxweynuhu muujiyay sida … Continue reading Madaxweyne Deni oo Warbixin ka dhageestay Guddi uu shaqo muhiim ah u diray (Sawirro)